Hay’adda caafimaadka adduunka ee WHO ayaa soo saartay tallooyin cusub oo lagu caawinayo waddammada inay gaadhaan 8.1 milyan oo qof oo la nool HIV kuwaas oo aan weli la aqoonsan, kuwaas oo aan awoodin inay helaan daweyn naf-badbaadin ah."Wajiga faafitaanka HIV ayaa si weyn isu beddelay tobankii sano ee la soo dhaafay, ...
Akhri wax dheeraad ah